09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nasteexo oo cunaha u gashay Roomiyo: XUJO

Nasteexo ayaa cunaha u gashay Roomiyo kadib markii la garaacay walaalkii halka Jabiso welli baryayso saaxiibteed si Yaxye dhaqtar u arag. Waxa Yaxye soo xasuusanaayaa Nasteexo. Qayb kale taxanaha xujo.





ARAABINEWS