November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Natiijada imtixaanaadka dugsiyada gobolada Koofurta dalka oo la shaaciyay

Wasaarada waxbarashada dawlada dhexe ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare ee gobolada Koofurta dalka. Waxa sanadkii labaad ka maqan Butlaan oo iyadu sheegtay inay gooni ka tahay waxbarashada dalka.

Ardeyda sanadkan u fadhiisatey ayaa gaadheysa afar iyo sodon kun waxana baasay arday gaadhaysa 23 kun halka ay dhaceen arday gaadheysa sideed kun.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS