X

Ruushka oo dib ugala baxay ciidankiisa xadka Yukarayn: DAAWO

Ciidanka Ruushka oo baryihii ugu dambeeyay ku sugnaa xadka uu dalku la wadaago Yukarayn qaasatan gobolka la isku yiraa Dombass ee ay degan yihiin Ruushku ayaa dib ugu noqday xeryihiin ay ka yimaadeen.


Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in ciidanku dhamaystey tababarkii ay qaadanayen haddana ay dib ugu laabanayan xeryihii ay ka yimaadeen.


Ciidankan adag ayaa isugu jirey noocyada kala duwan ee ciidanka wuxuuna awood u leeyahay inuu jiiro Yukarayn oo aan awoodin inay iska celiso ciidan aad u tababaran xoogana.

Hoos ka daawo


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.