X

Nibiri ku soo caaryay xeeb ka mida xeebaha Somaliya iyo caruur ku ciyaaraysa

Nibiri aad u weyn ayaa ku soo caaryay xeeb ka mida xeebaha Somaliya. Nibirigan xeebta ku soo caaryay ayaan la garanayn in xanuun ku dhacay iyo inuu daba socday kaluun uu cuno.

Waxa caruur isku dayaysaa inay dib ugu riixaan badda inta aanu ku dhiman laakiin ma awoodi karaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jY-gYeQzceI[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.