13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nikolas kay oo Hargeysa yimi iyo codsiyo loo gudbiyay oo ay u jirto nala hadalsii dawlada Somaliya

Ergaygii hore ee qaramada midoobey u qaabilsanaa arimaha Somaliya Nikolas Kay ayaa yimi Hargeysa halkaas oo uu gacan qaaday safar aan waxbadan la is dhaafsan laakiin ay ku jirto codsi ah sidii maamulka Hargeysa ula sii hadli dawlada Somaliya iyagoo raba in cidkale soo dhexgasho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM