Nin aragu maqan yahay hadana baaskiil ku wata magaalada Quljeed ee ka tirsan gobolka Awdal. Ninkan ayaa tukaan ku leh magaalada oo isagu iibiyo wuxuuna leeyaha ma dareensani in wax iga maqan yahay. Diiniyan qofka aragu maqan yahay ama xubin muhiima maqan tahay waxa dareenka xoogiisu u wareegaa xubinta maqan.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay