Baadhitaan lagu sameeyay guri uu ka soo baxay nin ka tirsanaa argagixisada shabaab oo iskii u qarxay shalay galab ayaa laga helay wax aadan filanayn. Argagixisadan ayaa ku qarxay geed ka mida kuwa aan waxba laga faaiidin ee loo yaqaan Cali Garoob halkaas oo ciidanku ku qabtey nin kale oo sii gayn lahaa goobaha uu isku qarxin lahaa oo ilaa hadda aan la garanayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay