Nin baylooda ayaa ku dul Muslimey diyaarad dusheed dalkaasi Sucuudiga. Bayloodkan oo u dhashay dalkaasi Baraasiil aya shahaadada qaatey xilli diyaarada uu waday ay u sii jeeday Taabuuk. Ninkan ayaa qirey in aanu jirin RABI u qalma in la caabudo Allah mooye, Maxamedna uu yahay rasuulkiisa.
Xilli diyaaradu dul heehaabaysay cirka masaafo gaaraysa 18,000 oo mitir ayuu baylood Amalo noqdey Muslim ayuu yiri bayloodka la waday oo sawirka soo dhigey baraha bulshada qaybta Twitter-ka.
Wa markii ugu horeysay ee masaafo intaas leeg qof bani aadam ah ku xasuusto ama ku qiro awooda RABI u qaaska ah ee saan cidkale la wadaagin.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay