Marka–Dhacdo foolxun ayaa ka dhacday gobolka Shabeelaha Hoose qaasatan deegaanada Golooley sidaana waxa xaqiijay Gudoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Balcad, Jeele Maxaas Jiimbaar. Gabadh lagu magacaabo Foosiya Ilyaas Cali oo da’deedu tahay 14 jir ayaa waxa kufsadey kadibna diley nin 27 jir ah.
Ninkan falka xun gaystay ayaa lagu yaqaaney dhaqanadan waxana uu qirtey dilka iyo kufsiga foosha xun ee ka fog dhaqanka Somalida. Ninkan ayaa isna lagu diley isla goobtii uu ku diley gabadha kuna faraxumeeyay.
Saxaafada gobolka ayaa xaqiijisey in ninkaasi lagu diley deegaan u jirta Balcad ilaa 5km oo lagu magacaabo Doomcadale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay