X

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo galeen, waxana ka dhaca waxyaabo ka baxsan bani aadamnimada iyo xitaa diinta ay sheeganayaan. Xuseen Xasan Gaabow ayaa lagu qabtey Muqdisho gaar ahaan xaafada Kaaraan.



Ninkan ayaa baraha bulshada ku soo bandhigey gabadh uu daroogeeyay oo garabka ku haysa. ”Waa anshax xumadii oo qofa maaha wax hore u dhacay kanandhaca ummada Somaliyeed ayuu yiri Cali Calasow,



Dadka foolxumadan daawaday ayaa si aada uga falceliyay taasoo booliiska musuqa badan ee magaalada ku qasabtey inay gacanta ku soo dhigaan. Booliisku waxay ka jawaabaan cabashada dadweynaha ayay tiri jeneraal Sakiya Xuseen.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.