X

Amni daro la soo deristay xulka kubadda cagta ee Gaana

Warbaahinta dalkaasi Qadar ayaa qortey in ciyaartowda dalkaasi Gaana laga saaray huteelka ay ka deganaayeen magaalada Dooxa. Masuul u hadlay wasaarada ciyaaraha ee Qadar ayaa sheegay inay jirto amni xumo laga shikiyay.



”Waxa la soo weriyay inuu qarax ku jiro huteelka sidaas darteedna aan qaadnay talaabo aan uga hortageyno in khasaare ka dhasho halkaas. Ciidamo Turki ah oo u tababaran arimaha noocana ayaa galay huteelka.



Lama sheegin cida qaraxa ku xiri karta ayadoo amnigu aad u adag yahay, waase ayo cida looga shikisan yahay inay qarxiyaan dalkaasi Qadar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.