Holland 15 Dec 2014–Nin Holandeesa oo rabey inuu saaxiibadii daaqada aqalkooda ku dhaadhiciyo wish kadibna yiraa ma I guursan oo arintu ku xumaatey iyo wiishkii oo gurigii ku dul dhacay keenayna khasaare weyn. Waxase taas ka sii daran markii laysku dayay in wiishka la toosiyo oo guriga laga dulqaado in si khaldan loo xidhay kadibna uu wiishku keenay khasaare ka si weyn intii hore laba aqalna burbur u gaystey.
Lacagta ku baxaysa dib u dhiska gurigaas ayaa lagu tilmaamey kumanaan Yuuro waxase naagtii saaxiibadii ahayd ee uu rabey in uu guursado ay ogolaatey in ay guursato, waxana la sheegayaa in ay u baxeen dalxiis waxyar kadib dhacdadan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM