X

Nin hore u diley xaaskiisa iyo laba gacan ku dhiigle oo la mariyay waajibkooda: SAWIRO

Nin hore u diley xaaskiisa iyo laba gacan ku dhiigle ayaa la mariyay waajibkooda. Xukunkan lagu fuliyay aya imaanaya ayadoo dadweyne farabadan si xora u daawadeen gacan ku dhiigleyaashan la mariyay waajibkooda.



Maxkamad ku taal magaalada Kismaayo ayaa hore u ridey xukun dil ah oo ku haboon falalka foosha xun ee ay sida naxariis darada u fuliyeen oo dadku ka argagaxay.

Sadexdan waajibka lagu fuliyay ayaa kala ahaa Cabdullaahi Asad Ismaacil, C/rashiid Axmed Xasan iyo Aadan Cabdi Muumin. Dadka magaalada ayaa soo dhaweeyay waajibkan maxkamadu fulisay.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.