X

Baraasiil oo daqiiqadihii u dambeeyay ku durdurisay Kosta Riika

Baraasiil ayaa daqiiqadihii u dambeeyay ku durdurisay Kosta Riika oo ciyaarta inta badan ku jirey difaac. Kosta Riiga ayaa rajaynaysay in ay hal dhibic kala hoyato ciyaartan.



Baraasiil oo ay ugu dambeysay inay qaado koobka aduunka sanadii 2002 ee lagu qabtey dalkaasi Jabaan ayaan la iman inay hore u diraan xul iyagu ku jirey difaac.



Ciyaar yahanka Neymar ayaa ugu dambeyn dhaliyay gool. Ciyaaraha sanadkan ayaan la saadaalin Karin cida qaadaysa ayadoo kooxihii laga filayay inay qaadaan ay rafaad ku bilaabeen.

Baraasiil ayaa ugu dambeyn ku garaacdey Kosta Riika laba gool iyo eber.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.