Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ninka rasaasta ku furay Xarunta Mingiska lagu tumo, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa argagixis halka warar kale ay sheegayaan in uu ahaa shaqsi cabsan, isla markaana uu baxsaday.
Inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku geeriyooday weerarkaas halka ku dhawaad 10 kalena ay dhaawacmeen.
Aabaha wiil ku geeriyooday goobta oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wiilkiisu goobta u tagay inuu soo daawado laakiin ay haleeshay masiibadan.
Ciidamo booliisa oo goobta gaaray ayaa qaaday dadka meydka ah. Ilaa hadda ma jirto faahfaahin dheeraada oo ka soo baxaysa ninkaas rasaasta furey iyo in la qabtey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay