November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Nin Ayrish ah oo afSomali ku hadla oo sheegay in lagu yiri ha tagin Burco waa meel budad iyo toori la sito+MUUQAAL

Macalin jaamacadeed oo u dhashay dalka Ingiriiska qaybtiisa Ayrishka ayaa qudbad afSomali ka jeediyay jaamacad ku taal Burco halkaas oo uu sheegay in lagu yiri markuu joogey Hargeysa ha tagin Burco waa meel ay ku noolyihiin dad wada kacsan oo sita budad iyo toori. Macalinkan oo lagu magacaabo David Peter ayaan la sheegin halka uu ku bartey AfSomaliga iyo in uu qabo naag Somali ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM