Nin Isaaqa oo mujaahid sheegtay oo u jawaabayay jabhad ka nixisay Muuse Biixi ee shalay hadashay ayuu sheegay in Isaaq midnimada hayo oo hal maalin kaliya ku qaadanayn inay Koofur isku keenaan inkastoo uu ilaaway on sheekada goosadka marhore burburtey intey hanaqaadinba.
Wuxuu kaloo uu Ku faanay in kursiga raiisal wasaaraha ay saxiix ku heli karaan oo cidkale u dhawaan Karin, taas oo ah arin Isaaq weligood Ku hamiyaan kana mida cadaalada ugu weyn ee ay ayagu ka tirsadaan madaxda qaranka.
Isagoo isku dayaya inuu yaso kuraasta Ciise iyo Isaaq Ka xadeen qaybta Samaroon ayuu yiri Xamar hal kursi ayaa idiinka horeeya. Waxaad is weydiin kartaa haddii Isaaq isku filan yahay oo sidan isku qabweyn yahay maxaa Ka galay gobolo ayna deganayn.
https://youtu.be/dkBO412bVuY
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay