Dhinaca kale gaadhigii kale ayaa la sameeyay wuxuuna qaaday qoyskii oo dhan sidaana waxay ku noqdeen xaafada. Ninkii soo lugeyay ayaa isku dayay in uu qaylo dhaan dirto laakiin ma jiro cid u dhow.
Waxa ka dhamaaday sahay yar oo uu watay waxa se dili raba haraad iyo kulayl maalintii labaad badhtankeedii ayaa waayay cid u gurmata wuxuuna go,aan ku gaadhay in uu is aaso xabaashiina qoto wuxuna maqlaa habeen kasta cida yayga.
Waan is diyaariyay waxaan qotey xabaashayda ilayn quus ayaan taagnaa walise ma dhimanayo xataa ciidii ayaan isku rogey.
Maalin afraadii ayaa nin socdaala isoo badbaadiyay iyadoo ciidanka booliiska iyo dhamaan ilaaladii iga quusteen ilayn waxaan ahaa nin is aasay.
Qiso ka dhacday Sucuudiga oo aan idiin soo turjunay
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS