Saturday, July 27th, 2024
header










Meta







Nin ku lumay dhul buura ah sadex cisho kadibna dhimasho isku xukumay

imagesAOB9MVI0Nin iyo reerkooda oo dhan ayaa u dalxiis tagey dhul buura ah waxana ka jabay baabuuradii ay wateen mid ka mida. Gaadhigii labaad ayaa mid ka mida is yiri kaxayso oo magaalada u doon qof gaadhiga sameeya oo qaada aabihii iyo hooyadii. Isla gaadhigii kale ayaa dhexda ku jabay ninkiina wuxuu isku dayay in uu dib u soo lugeeyo waxase uu ka lumay wadadii.

Dhinaca kale gaadhigii kale ayaa la sameeyay wuxuuna qaaday qoyskii oo dhan sidaana waxay ku noqdeen xaafada. Ninkii soo lugeyay ayaa isku dayay in uu qaylo dhaan dirto laakiin ma jiro cid u dhow.

Waxa ka dhamaaday sahay yar oo uu watay waxa se dili raba haraad iyo kulayl maalintii labaad  badhtankeedii ayaa waayay cid u gurmata wuxuuna go,aan ku gaadhay in uu is aaso xabaashiina qoto wuxuna maqlaa habeen kasta cida yayga.

Waan is diyaariyay waxaan qotey xabaashayda ilayn quus ayaan taagnaa walise ma dhimanayo xataa ciidii ayaan isku rogey.

Maalin afraadii ayaa nin socdaala isoo badbaadiyay iyadoo ciidanka booliiska iyo dhamaan ilaaladii iga quusteen ilayn waxaan ahaa nin is aasay.

Qiso ka dhacday Sucuudiga oo aan idiin soo turjunay

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...