Ninkan oo da’diisa lagu sheegay 40 jir ayaa ka mid ahaa dadkii Muuse Biixi hantidoodii bililiqaystey kadibna gawaadhida ku soo gurey isagoo eegaya qabiilka ay ka soo jeedaan. Wuxuu la ildarnaa xanuunka Karoona.
Ninkan ayaa markuu soo gaaray Gaalkacyo loola cararay isbitaalaka waxase la ogaaday inuu qabo hargabka Karoona kadibna u geeriyooday maadaama uu safar dheer soo galay una dheerayd rafaad iyo gaajo.
Masuuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay inay xaqiijeen 48 kiis oo hargabka Karoonaha ah oo laga helay dadkii horjooge Muuse Biixi soo eryay qabiilkooda awgeed.
Masuuliyiinta ayaa sheegay inay wada baadhi doonaan dadkan rafaadksan inta ay joogaan deegaanada Butlaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay