X

Nin loo malaynayo argagixisada Daacish oo dad ku haysta Suuq ku yaal Faransiiska

Nin loo malaynayo argagixisada Daacish ayaa dad ku haysta Suuq ku yaal Faransiiska. Suuqan laga adeegto ayaa ku yaal magaalada Trèbes ee Koofurta Faransiiska.



Booliis aad u farabadan ayaa la geeyay suuqan ayadoo la sheegayo in ninkani qoriga wata uu dhaawacay nin booliisa. Lama garanayo inta qof ee ku jira suuqaan oo ah kuwa cuntada laga adeegto.



Wararka qaar ayaa shegaya in nin hilible ah la diley waxa warkaas sheegay RW Faransiiska oo sheegay in xaaladu tahay halis. Warkan ayaa cusub waxase la sugayaa sida uu ku dhamaado.

Rasiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.