Nin loo malaynayo argagixisada Daacish oo dad ku haysta Suuq ku yaal Faransiiska
Nin loo malaynayo argagixisada Daacish ayaa dad ku haysta Suuq ku yaal Faransiiska. Suuqan laga adeegto ayaa ku yaal magaalada Trèbes ee Koofurta Faransiiska.
Booliis aad u farabadan ayaa la geeyay suuqan ayadoo la sheegayo in ninkani qoriga wata uu dhaawacay nin booliisa. Lama garanayo inta qof ee ku jira suuqaan oo ah kuwa cuntada laga adeegto.
Wararka qaar ayaa shegaya in nin hilible ah la diley waxa warkaas sheegay RW Faransiiska oo sheegay in xaaladu tahay halis. Warkan ayaa cusub waxase la sugayaa sida uu ku dhamaado.
Rasiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...