X

Nin madowa oo dhalinyaro Somali ah ku diley London oo la qabtey

Nin madowa oo dhalinyaro Somali ah ku diley London ayaa la qabtey. Ninkan madowga ah ayaa la sheegay in si aargoosi u diley dhalintan. Waxa kale oo Jira in uu dad kale ku dhaawacay midi.



Isiah Popoola waa 20 jir halka dhalinta uu dileyna ay yihiin 17 ilaa 18 jir. Maxkamad ku taal London ayaa ninkani ka soo muuqan doonaa isla manta oo Isniina.



Dhalintan Somalida ayaa la diley bishan 20-keedii.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.