Nin Oromo ah ayaa sheegay in Oromadu Somaliya iman jireen ilaa 1954 uuna ka xunyahay dad waxma garata ah oo colaad ka dhex abuura Somalida iyo Oromada.
Wuxu kao sheegay in degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha dhexe ay degan yihiin dad Oromo ah laakin aan ku hadli karin afka Oromada.
Oromada Muslimka ah ayaa taariikh ahaan loo yaqaanay Somali Aboo waxana Somaliya u dagaalami jirtey xoreyntooda maadaama muddo dheer ay ku hoos jireencadowga Axmaarada iyo Tigreega.
Kulan is dhexgala oo ka dhacay Gaalkacyo ayaa looga hadley soo dhaweynta dadka qaxootiga ah ee Oromada ah ee ku nool dhinaca Puntland.
Hoos ka dhegeyso kulanka is dhexgalka bulshada ee Gaalkacyo
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay