X

Nin sheegan jirey Saylac iyo Lughaya oo Norwey diidey oo hadda diidan in uu Somaliya ku laabto

Nin sheegan jirey Saylac iyo Lughaya oo Norwey sharciga kala noqotey markey ogaatey in uu Jabuuti ka soo jeedo ayaa hadda diidan in uu Somaliya ku laabto. Mahad Abiib oo mar sheegtay madaxweynaha Saylac iyo Lughaya ayaa wasiir Yuusuf ka dalbdey caawin laakiin waa lagu fahmey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.