X

Nin sheegay in uu dadka xun ka guro Boosaaso kuna daadiyo xeebaha Yaman: lacag kama helo+MUUQAAL

Boosaasoo–Nin Somali ah oo ah naakhuude tahriibiya dadka ayaa hadana ku doodaya in uu magaalada ka guro dadka xun..Wuxuu leeyahay hadduuna sidaa samayn magaaladu waxay noqonaysaa qashin. Ninkan ayaa si toosa u sheegtay in uu isagu tahriibiyo. Waase lagu kala jabay arintan odayga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.