X

Xawaaladaha Somalida ee Maraykanka oo sheegay in ay dib u furmayaan

Washington–Xawaaladaha Somalida ee dalka Maraykanka oo iskood u xidhmay kadib markii bangiyada dalkaasi lagu adkeeyay sharciyada ayaa la sheegay in ay qaarkood dib u furmi doonaan. Waxase wali taagan in sharciyadii markii hore xidhay ay wali halkii taagan yihiin.

Nin la waraystay ayaa sheegay in uu rajaynayo in biilasha bisha soo socota ee beri kow ah ee yaryar in la diro. Waxa kale oo jira in qolyaha sharciyaynta ay iyaguna kulan lahaayeen.

Ugu dambeyn dadkii Ku noolaa eheladooda jooga Maraykanka ayaa ka faaiidi doonaa isha u furantay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.