27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nin walba halkiisa ayuu tegi haddii Muuse Biixi sidan ku soo socdo: Maxamed Cali

Musharax xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cabdi ayaa sheegay in walba ku noqdo gobolkiisa haddi Muuse Biixi sidan ku soo socdo.Muuse Biixi oo ilaa hadda  dadka  u xiran marayaan 20. Hargeysa Burco iyo Boorama ayaa jeelasha bilaa nadaafada ah ee loogu talogelin in qof Muslim ah la geliyo ay ka buuxaan dad fikirkooda u xidhan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS