November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Nin xasuuqey tobaneeyo Liibiyaana oo ka sheekeeyay sida dilka ay u baraan Daacish+MUUQAAL

Ninkan oo lagu magacaabo Faraj oo hadda la qabtey sygayana in la dilo ayaa ka sheekeeyay sida loo baro xasuuqa iyo gawraca iyo waxyaabo kale. Wuxuu yiri ”waa lagu barayaa sida wax loo gawraco maalin kasta hortaada ilaa aad la qabsato. Ninkan oo hadda la qabtey ayayna ku jirin geesimadii uu hayay markuu dadka xasuuqayay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS