War laga soo xigtey xog laga helayo Nin nolosha lagu qabtey oo isku qarxiyay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ninkani cabsanaa.
Warkan oo laga soo xigtey dad Ku dhawaa ninkan xilliga la geeyay dhaqtarka ayaa sheegay in ay ka ureysay khamro.
Inkastoo hay’adaha amnigu ayna wali war ka soo saarin xaalka ninkan ka tirsanaa argagixisada shabaab ayaa hadana warkani la yaab noqoneyn haddii uu run noqdo waayo argagixisada ayaa lagu yaqaan in ay adeegsadaan dad aan caqligoodu Ku filneyn ama nolosha ka dhacay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay