ARAABINEWS.COM
Navigate
X
  • Homepage
  • Maxaa cusub
    admin
  • 9 years ago
  • Categories: Maxaa cusub

Obama oo ka guuraya aqalka cad: SAWIRO

Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa bilaabay in uu ka guuro aqalka cad ee looga taliyo Maraykanka halkaas oo uu deganaa muddo sideerd sanno ah.



Obama ayaa mudadii uu xilka hayay lagu xasuustaa maamul wanaag inkastoo aanu ku guulaysan hawlaha uu rabay in uu hirgeliyo oo halmid kaliya uu ku guulaystey.



Obama ayaa hadda hal mashruuc oo uu ka tagey waxa ku dabajira in u  bedelo madaxweynaha wareersan ee Trump oo la filayo in aanu kursiga ku raagin.

 Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

Gargaar ururin loo bilaabay gabadhii Somaliyeed ee sida xun loo faraxumeeyay iyo ciqaab adag... »
« Sadexda xisbi ee ka jira Somaliland oo war soo saaray
admin:
Related Post
  1. Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
  2. Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
  3. Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay
View Non-AMP Version All Rights Reserved

This website uses cookies.