Axmed Yaasin wa oday Somali ah oo xaflad Somalinimo kaga qaybgalay Maraykanka waxaa uu yidhi kulan ayaan ka qeyb galay lagu raadinaayo somalinimo kulanka waxaa laga diiday in calanka soomaaliya la keeno yaasin waxaa uu shegay in sababta markii uu dadka weydiyay in loogu jawaabay soomaalibadan oo kun calan leh ayaa meesha fadhida yaasin waxa uu yidhi war meel calanka laga diiday fadhiyimaayo”.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM