X

Oday Ciise ah oo ka calaacalay in Isaaq adeegsadey maantana cidla taagan yihiin

Oday Ciise ah ayaa ka calaacalay sheekadii binu Axmed ee ISAAQU u sheegay xilligii burburka sheegayna in ay cidla taagan yihiin oo la adaagsadey reer abtigood Samaroona ku coloobeen.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.