23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Oday dhaqameed eedeeyay maamulka Siilaanyo macdanta Siimoodi halka caaqilkale soo direy in goobta lagu dhamaadey

Oday dhaqameedyo ka hadlay buurta Siimoodi ee Awadal ee dadkii iyo xoolihiiba ku nafwaayeen ayaa maamulka SIILAANYO ku eedeeyay in ay heshiiskii ka baxeen halka Caaaqilkale shalay qaylodhaan ka direy in haweenkiina dhalmo daayeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM