12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Oday dhaqameedka beelaha Makaahiil (Samaroon) oo jawaab siiyay Faysal Waraabe

Beelaha Samaroon oo lagu yaqaan inay martidooda sharfaan ayaa u jawaabay Faysal Waraabe oo dayay inuu isku diro Samaroon Iyo Puntland oo haba yaraatee wanaag mooyee wax colaada,waligood dhexmarin.

Faysal Waraabe ayaa xataa Farmaajo Ku direy Hawiye yirina bal sida la idiin galay fiiriya.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=CItPLoYyP0o[/embedyt]





Maxaned Yuusuf

ARAABINEWS