Beelaha Samaroon oo lagu yaqaan inay martidooda sharfaan ayaa u jawaabay Faysal Waraabe oo dayay inuu isku diro Samaroon Iyo Puntland oo haba yaraatee wanaag mooyee wax colaada,waligood dhexmarin.
Faysal Waraabe ayaa xataa Farmaajo Ku direy Hawiye yirina bal sida la idiin galay fiiriya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=CItPLoYyP0o[/embedyt]
Maxaned Yuusuf
ARAABINEWS