22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Oday dhaqameedyo Siilaanyo raacsan oo khaati ka istaagey haamahan laga dhigtey hadal haynta

Oday dhaqameedyo saf soo galay oo Siilaanyo raacsan ayaa khaati ka istaagey haamaha shidaalka Berbera oo yar iyo weynba hadal hayn ka dhigten waxayna sheegeen in meesha oday dhaqameedyadu ku sharaf beeleen oo la iska daba hadlo. waxay kaloo qarxiyeen sida Siilaanyo rabay in uu yeelo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM