07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Oday reer miyi ah oo ka warbixiyay sida diyaaradihii shalay weeraray Awdal

Oday reer miyi ah oo ka warbixiyay sida diyaaradihii shalay u weerareen Awdal. Wuxuu sheegay in cabsi la soo daristey ayna arkeen diyaarada oo nalka dansatey una dhaqaaqdey dhinaca badda.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS