11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayaal Maxamed Case (Samaroon) oo ka qayliyay Ciise dhul ku haysta

Odayaal Maxamed Case (Samaroon) ayaa ka qayliyay Ciise dhul ku haysta deegaan ka tirsan Lughaya. Odayaashan ayaa sheegay in Ciise ka yimi Itoobiya hub looga soo iibshey Jabuuti.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7xa2pm4iO2g[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS