X

Odayaasha beesha Hawiye oo Muuse Biixi u diidey Hargeysa

Odayaasha beesha ayaa qaylo dhaan ka keenay Muuse Biixi o Hargeysa u diidey. ”Anaka Hargeysa waa leenahay ee waxa naloogu diidey ma garan karno ayuu yiri Nabadoon Xaad. Lama garan karo waxa odayada Hawiye uu ku qoonsaday xilli fadhiidyadii Shariif sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh ay la fureen wadahadal maamulka Somalilaan ee beesha Isaaq.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.