15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Warsangeli oo cambaareeyay weerar ciidanka Puntland ku qaaday Laasqorey: ARAG

Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha Warsangeli ee gobolka Sanaag ayaa cmbaareeyay weerar ka dhacay Laasqorey oo ay qaadeen ciidanka Puntland. Shir jaraaid oo ay ku qabteen London ayaa kaga hadleen amuurtan ka dhacday Laasqorey o nin ku dhintey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM