November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Odayada beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo calaacal ka direy suldaano xidhan

Qaar ka mida odayada beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa calaacal ka direy odayado suldaano ah oo beesha ah oo jeelka ay ku gureen Muuse Biixi iyo Saylici. Odayadan ayaa ilaa hadda soo liqay 20 cisho oo habeen iyo maalina. Waxa lagu xidhey maxaad mag u bixiseen.



https://youtu.be/dOfshsf5iq0



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS