Odayada C/raxmaan Saylici ayaa u jawaabay odayaal iyo haween Ciise ah oo hanjabaad saxaafada la horyimi kana hadley cabasho ay ka qabaan xarumaha caafimaadka eedna dusha uga tuurey tuulada Xariirad.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KVgY9-bVQ0Q[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS