X

Xisbiga Wadani oo qarxiyay jabhad kale oo Muuse Biixi ku furantey

Xisniga Wadani ayaa qarxiyay jabhad kale oo Muuse Biixi ku furantey marka laga reebo mida kale ee Jeneraal Caare oo iyada ay go’an tahay inay Muuse Biixi hilfaha loo qaado. Xidbiga Wadani ayaa dhinaca kale sheegay in aan doorasho dhacayn ilaa la kala diro gudiga hadda jirto.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.