20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayada Hawiye oo ka qayliyay dad maamulka Somaliland ka xidhey

Odayada Hawiye oo ka qayliyay dad maamulka Somaliland ka xidhey dalbadeyna in la si deg dega loo sii daayo. Maamulka Somaliland ayaa heshiisyo la galay madaxweyneyaal Hawiye ah oo uu ugu horeeyay fadhiid Sheekh Shariif.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS