01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayada reer Saaxil oo diidey in deegaankooda looga hanjabo reer Saylac: halkan diidney

Odayada reer Saaxil ee asalka ah oo diidey in deegaankooda looga hanjabo reer Saylac kadib shir jaraaid oo ay ku qabteen Berbera. Odayadan ayaa ka xanaaqay odayo aan u dhalan Saaxil kana soo jeeda Burco oo hanjabaad a yeedhiyay Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS