X

Odayada Samaroon oo calaacal la soo istaagay warbaahinta

Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge Muuse Biixi kursiga ka tuuraan haddii uu doorahsho qaban waayo ayaa wax lala yaabo ah in odayada Samaroon calaacal welli wadaan 30 sanno kadib. ā€¯Calaacal kama dhamaado iyo baryada ISAAQ, waana beesha keliya ee barida beel kale ayuu yidhi Xuseen Warsame.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.