12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayada xeebaha Sanaag oo qaylodhaan ka direy kaadh qaadashada iyo wax kalifey

Odayada xeebaha Sanaag ayaa qaylodhaan ka direy kaadh qaadashada xilli ay kaadh qaadashada hadheysay maamul xumo iyo qorshe la’aan hawsha loo dhiibey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS