Waxa maanta deegaanka Gorayacawl lagaga hortagey odayo iyo ganacsato uu Ramaax iyo Siilaanyo ay jeelka Hargeysa u taxaabeen kuwaas oo lagala baxay guryahooda. Odayadan iyo ganacsatadan oo saxaafada la hadlay ayaa ka aamusey in ay ka hadlaan xarigooda sheegayse in ay u mahadcelinayaan cidii sii dayntooda ka shaqaysay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM