X

Odaygii Nikolas waan u sheegnay inuu siyaasada Somalida soo farogelin: Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley ceyrintii Somaliya laga ceyriyay ergaygii qaramada midoobey u fadhiyay Muqdisho Nikolas Haysom oo qaar ka mida wadamada sida Ingiriisku ka carooday.


Madaxweynaha oo ka hadlaayay ceyrinta ayaa sheegay in hadalo u ka jeediyay Baydhabo ay ahaayeen kuwo sii kala fogeynaya dawlada dgexe Iyo maamulada gobolada

Ceyrinta ergaygii qaramada midoobey ayaa ka yaabisay reer galbeedka oo u qabay in Somaliya oo diciifa ayna ku dhicin arimo sidaasa, laakiinse ay muujinayso in dalka Somalidu leedahay.


“Faraha nooga qaad ayaan ku dhahney waxkssta hanagu qaadatee ayaan u sheegnay ayuu yiri Farmaajo oo sii raaciyay in C/welli gaas iyo Axmed Madoobe rabeen  in gaali dhexsgaxaadisi. Dawlada ayaa ku guulaysatey in dib u soo celiso wada shaaynta maamulada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle, oo hadda ay dhiman tahay oo kaliya Kismaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.